AQOON 1.0 [free]

기술

Ka baro App-ka Aqoon Luqadda Ingriiska , IT-ga , Caafimaadka , Sayniska iyo maadooyin kaloo badan. Waxaad App-ka ka heli doontaa Koorsooyin si heer sare ah loosoo diyaariyay looguna tala galay inay dhammaan ardayda Soomaaliyeed ka faaidaystaan. App-ka waxaa la socdo qayb Suaalo ah oo ardayga fahamkiisa iyo suu wax u bartay lagu imtixaanayo iyo qayb suaalo kadis ah oo ardaygu uu aqoon guud ka faaiidayo. Guul ayaan dhammaan idiin rajaynayaa.

이전 버전

Free Download QR 코드에 의해 다운로드
  • 앱 이름: AQOON
  • 종류: 교육
  • 앱코드: net.aqoon.dalmar
  • 버전: 1.0
  • 요구 사항: 4.0.3이상
  • 파일 크기 : 1.68 MB
  • 업데이트: 2022-09-27